Sigib news kala soco Get link Facebook X Pinterest Email Other Apps March 25, 2022 Sigib news kala soco wararka caalamka Get link Facebook X Pinterest Email Other Apps Comments
Taariikhda abwaan xasan sh muumin AUN March 26, 2022 Xasan Muumin () (dhashay 1931 - geeriyooday 16 Janaayo 2008) wuxuu ahaa abwaan , ruwaayadiiste , halabuur , laxanmiiste , qoraa, muusigyahan aad loogu aqoonsaday horumarinta Fanka Soomaalida wakhti dadku aqoon badan u lahayn fanka. Abwaanku wuxuu ku dhashay magaalada qadiimiga ah ee Saylac goor lagu qiyaaso 1931kii wuxuuna ku geeriyooday magaalada Oslo ee wadanka Norway sanadkii 2008dii. Abwaanku wuxuu ku aasan yahay magaalada Borama . [1] Xasan Sheekh Mumin حسن الشيخ مؤمن Ku dhashay Janaayo 1, 1931 ( 91jir) Saylac , Awdal , Soomaaliya Dhimasho Janaayo 16, 2008 Oslo , Norway Ku aasan Borama , Awdal Qoomiyada Soomaali Dhalasho Soomaaliya Shaqada Abwaan , Qora , laxanmiiste , halabuur , muusigyahan Sanadaha Shaqada 1970kii ilaa 2000 Ka tirsan Hobolada Waaberi Loo yaqaano Shabeel-Naagood, tiyaatarka S... Read more
Taariikhda magalada saylac March 26, 2022 Saylac (; ) waa magaalo xeebeed taariikhi ah oo ku taala gobolka Salal ee dalka Somaliland . Magaalada waxay ku taalaa waqooyi-bari Gobolka Awdal, waxayna aad ugu dhowdahay wadanka Jabuuti oo u jirtaa ilaa 120 km. Magaalada Seylac oo ah mid qadiimi ah oo aad u taariikh dheer ayaa wakhti xaadirkan magaalo-madax u ah gobolka Selel oo ah gobol cusub ooy magacaabtey dowlada Somaliland . Seylac waxaa loo aqoonsan yahay ineey jirtey tan iyo wakhti ka horeeysay soo bixitaanka diinta Islaamka , midaasi oo ah goobaha ugu taariikhda dheer qaarada Afrika , iyada oo ay ku yaalaan meelo fara badan oo taariikhi ah hase yeeshee ka turjumaaya taariikhda geeska Afrika gaar ahaan tan Soomaalida . Waxa laga soo xigtey sahamiyayaal Roman iyo Giriig ah in qarnigii 1aad Sey|lac dhisneyd isla markaana lahayd maamul caasimadeed iyo hogaan heer sare ah. Tan iyo horaantii soo bixitaanka d... Read more
Xulka qaranka somaliya oo ka hadhay koobkii qaramada africa March 27, 2022 Way ka hadhay koobka qaramada africa kulankii maanta kadib Xulka Qaranka Somalia. Hal talo aad usoo jeedin lahayd majirtaa???? Read more
Comments
Post a Comment