Taariikhda abwaan xasan sh muumin AUN

 Xasan Muumin () (dhashay 1931 - geeriyooday 16 Janaayo 2008) wuxuu ahaa abwaan, ruwaayadiiste, halabuur, laxanmiiste, qoraa, muusigyahan aad loogu aqoonsaday horumarinta Fanka Soomaalida wakhti dadku aqoon badan u lahayn fanka. Abwaanku wuxuu ku dhashay magaalada qadiimiga ah ee Saylac goor lagu qiyaaso 1931kii wuxuuna ku geeriyooday magaalada Oslo ee wadanka Norway sanadkii 2008dii. Abwaanku wuxuu ku aasan yahay magaalada Borama.[1]

Xasan Sheekh Mumin

حسن الشيخ مؤمن‎‎
Ku dhashayJanaayo 1, 1931 ( 91jir)
SaylacAwdalSoomaaliya
DhimashoJanaayo 16, 2008
OsloNorway
Ku aasanBoramaAwdal
QoomiyadaSoomaali
DhalashoFlag of Somalia.svg Soomaaliya
ShaqadaAbwaanQoralaxanmiistehalabuurmuusigyahan
Sanadaha Shaqada1970kii ilaa 2000
Ka tirsanHobolada Waaberi
Loo yaqaanoShabeel-Naagood, tiyaatarka Soomaalida
Shaqooyinka ugu muhiimsanFanka SoomaalidaQaaciBalwo iyo Qaraami
Magaalada ka soo jeedo BoramaAwdal

Comments

Popular posts from this blog