Posts

Xulka qaranka somaliya oo ka hadhay koobkii qaramada africa

Image
Way ka hadhay koobka qaramada africa kulankii maanta kadib Xulka Qaranka Somalia. Hal talo aad usoo jeedin lahayd majirtaa????

Taariikhda magalada saylac

  Saylac   (; ) waa   magaalo   xeebeed taariikhi ah oo ku taala gobolka   Salal   ee dalka   Somaliland . Magaalada waxay ku taalaa waqooyi-bari Gobolka Awdal, waxayna aad ugu dhowdahay wadanka   Jabuuti   oo u jirtaa ilaa 120 km. Magaalada Seylac oo ah mid qadiimi ah oo aad u taariikh dheer ayaa wakhti xaadirkan magaalo-madax u ah gobolka   Selel   oo ah gobol cusub ooy magacaabtey dowlada   Somaliland . Seylac waxaa loo aqoonsan yahay ineey jirtey tan iyo wakhti ka horeeysay soo bixitaanka diinta   Islaamka , midaasi oo ah goobaha ugu taariikhda dheer qaarada   Afrika , iyada oo ay ku yaalaan meelo fara badan oo taariikhi ah hase yeeshee ka turjumaaya taariikhda geeska Afrika gaar ahaan tan   Soomaalida . Waxa laga soo xigtey sahamiyayaal Roman iyo Giriig ah in   qarnigii 1aad   Sey|lac dhisneyd isla markaana lahayd maamul caasimadeed iyo hogaan heer sare ah. Tan iyo horaantii soo bixitaanka   d...

Taariikhda abwaan xasan sh muumin AUN

Image
  Xasan Muumin   () (dhashay 1931 - geeriyooday 16 Janaayo 2008) wuxuu ahaa   abwaan ,   ruwaayadiiste ,   halabuur ,   laxanmiiste , qoraa,   muusigyahan   aad loogu aqoonsaday horumarinta   Fanka Soomaalida   wakhti dadku aqoon badan u lahayn fanka. Abwaanku wuxuu ku dhashay magaalada qadiimiga ah ee   Saylac   goor lagu qiyaaso 1931kii wuxuuna ku geeriyooday magaalada   Oslo   ee wadanka   Norway   sanadkii 2008dii. Abwaanku wuxuu ku aasan yahay magaalada   Borama . [1] Xasan Sheekh Mumin حسن الشيخ مؤمن‎‎ Ku dhashay Janaayo 1, 1931  ( 91jir) Saylac ,  Awdal ,  Soomaaliya Dhimasho Janaayo 16, 2008 Oslo ,  Norway Ku aasan Borama ,  Awdal Qoomiyada Soomaali Dhalasho   Soomaaliya Shaqada Abwaan ,  Qora ,  laxanmiiste ,  halabuur ,  muusigyahan Sanadaha Shaqada 1970kii ilaa 2000 Ka tirsan Hobolada Waaberi Loo yaqaano Shabeel-Naagood, tiyaatarka S...

Sigib news kala soco

 Sigib news kala soco wararka caalamka